Ictiraafka Soomaaliland
Waxaa Soo dhawaaday Oo wax Yar uuni Ka hadheen In lagu dhawaaqo Ictiraafka Soomaaliland ee ay Sugaysay 34sano Oo ay Jirtay in kabadan 20 dawladood Oo ay Hogaaminayaan Maraykanka iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa La filayaa in lagu dhawaaqo Bilaha Soo socda Sida lagu Sheegay Warbixino Soo baxay Saacadihii Ugu danbeyay warbaahinta Africa iyo bahara Bulshada Ee Twitter X Ayaa Lagu daabacay In dipmacean Xaqiiq Yihiin Wararka Sheegaya Aqoonsiga Soomaaliland Waxaana Ahaa caqabada Koowaad Ee Hortaagan Soomaaliland Dawlada Federal ee Somaliya Taasoo isticmaalaysa Awooda federaalka iyo Kursiga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ku fadhido