Ictiraafka Soomaaliland

 Waxaa Soo dhawaaday Oo wax Yar uuni Ka hadheen In lagu dhawaaqo Ictiraafka Soomaaliland ee ay Sugaysay 34sano Oo ay Jirtay  in kabadan 20 dawladood Oo ay Hogaaminayaan Maraykanka iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa La filayaa in lagu dhawaaqo Bilaha Soo socda 

Sida lagu Sheegay Warbixino Soo baxay Saacadihii Ugu danbeyay  warbaahinta Africa iyo bahara Bulshada Ee Twitter X Ayaa Lagu daabacay In dipmacean Xaqiiq Yihiin Wararka Sheegaya Aqoonsiga Soomaaliland 

 Waxaana Ahaa caqabada Koowaad Ee Hortaagan Soomaaliland Dawlada Federal ee Somaliya Taasoo  isticmaalaysa Awooda federaalka iyo Kursiga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ku fadhido   

Comments